Hambalyo: Suldaanka Guud ee Beesha Buqujire Cawareere Sacad Saciid.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaan aan halkan uga hambalyeyneynaa oo Maanta loo doortay Suldaanka Guud ee Beesha Wuqujire, Suldaan Maxamuud Suldaan Ducaale Kaahiye, Ilaah hakula garab galo Ayaan leenahay Howlaha culus ee ku horyaala
Guul iyo Gobanimo insha Allah












