Ii talin meysid, kuu talin maayo, wada tashan meyno, isu talin meyno, kala tagi meyno, isu tanaasuli meyno!
Xisbiga Midnimada Mudug - Mudug Unity Party
New Politics for a new Generation
Calanka Xisbiga Midnimada Mudug
"Xisbiga Midnimada Mudug, waa Xisbi Nabadeed oo ka shaqeynaya sidii loo heli lahaa Cadaalad iyo sinaan; waxna loogu qaban lahaa dadka danyarta ah".
Galmudug State of Somalia
Waqtiga aan ku jirno waa waqtigii is urursiga, isu tagga, iskaashiga, isbahaysiga iyo wax wada qabsiga, si looga guulaysto faqriga, gaajada, cudurka iyo Jahliga
NABAD, MIDNIMO IYO HORUMAR
God-daloolooyinka Dastuurku Wuxuu kobciyaa, Kana Faa’iidaysta Budhcad-Siyaasadeedka Galmudug!
www.mudug.com

Ma u bahan tahay in an xidhiidh la samayso Shabakada Wararka Dooxada Hobyo? Fadlan la xidhiidh Maamulaha , Mr. Cabdiasis Haji - Emailka: Halkan Guji- : Emailka: aragtida@hotmail.com - Copyright © mudug.com - 2000- 2009 All rights reserved.

 

GABAY
Itoobiya ineey Daris xun tahay Dumar la laayaa og, waa laba gabay maqal iyo muqaal
Qeybta 1
Qeybta 2
Qeybta 3

Somali History Documentary

Barlamaanka KMG ah ayaa meelmariyey ku dhaqanka Shareecada Islaamka. Videos - Full Story Listen
 
 
 
 
 
 
 

 

Hobyo Valley News Network - VNN
Wararka Xasaasiga ah ee Galmudug
Dr: Ahmed Sharif Ali
Prof: Mahamed Warsame (Kiimiko)
Waa in ey jirtaa cid ukala dab qaada, Labadda Garab Siyaasadeed ee isku haysto Siyaasadda Galmudug.
 
Galmudug State of Somalia
War deg- Deg Ah - 27/06/2009
Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Galmudug Maxamed Warsame Cali (Kiimiko) ayaa ku dhawaaqay in uusan u tartamayn xilka madawaynanimada waxuuna cadeeyay madaxwaynuhu in uusan iscasilin balse uu xukunka sii hayndoono inta lagasoo dooranayo madaxwayne
Kiimiko waa halyeeye usoo baxay Galmudug

Dowladda Galmudug ayaa gacan iyo taageero la’aan waxa ey ku guulaysatay in dib-u-dhis ku sameeyso guud ahaan haykalkii dawlaladeed ee looga baahnaa iyo adeegyado-bulsheedyadii dagaalada ee dagaalkii Sokeeye burburiyeen.

Waxaa ka hana-qaaday habab waxbarasho iyo ganacsi oo iskood u koray. Waxaa cid kastaaba ka mano-sheegataa xasiloonida iyo nabad-gelyada ka jirta Galmudug, oo ah hantida keliya ee Bulsho-weynta reer Galmudug ku laab-qabawsato kuna degan tahay, isla markaana hal-ku-dhig u ah.

Waa wadan ay ka jirto isku xidhnaan, wada-noolaasho, walaaltinimo, beni’aadannimo, isku tiirsanaan iyo wax wada-qabsi. Taas oo door iyo kaalin lama qiyaasaan ah kaga jirta hab-nololeedka, hab-dhaqanka iyo jiritaanka Ummada reer Galmudug.

Waana gallad ay dheer yihiin guud ahaan qoomiyadaha kala gedisan ee Caalamka ka jira.

Waa dad Islaamnimadu u suurta-gelisay in ay u adkaystaan una dul-qaataan cidhiidhiga iyo caqabadaha nololeed ee ku gedaaman, isla markaana u adkaystaan turxaanta iyo turaanturooyinka hagar-daamada ku ah geedi-socodkooda nololeed.

Sidaas oo ay tahay, waxaa muddoyinkan dambe soo ifbaxayay dhibaatooyinka six un u halakeeyey una waxyeelay, isla markaana Dowladda dadkaba ba halista ku ah, kuwaas oo ay safka hore kaga jiraan dhaqaalaha wadanka ee maalinba maalinta ka damabaysa hoos u sii dhacaya iyo nidaamkii siyaasadeed ee Dowladda lagu hogaaminayey oo dhex muquuratay khal-khal iyo jahawareer xoogan.

Xisbiga Midnimada Mudug

Doorashadii Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galmudug oo dib loo dhigay
GUUXA DADWEYNAHA GALMUDUG
Galmudug iyo Xanta Siyaasadeed
Fadlan Ka qayb Qaado Dib u dhiska Masjid Cabdalle Iyo Cawareere
Masaajidka Cabdalle Iyo Cawareere ee ku yaala Magaaladda Gaalkacyo ayaa lagu bilaabay maanta dayactir balaaran oo masaajidka dib loogu dhisayo.
Cidii doonaysaa in ay gacan ka geesato dhismah Masaajidka Cabdalle iyo Cawareere fadlan ha ku soo diro:

Account No. shirkadda Xawilaada Qaran Express : 4923 - Halkan Guji -

Kaydka Maqaalada iyo qoraalada dadweynaha
Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka (VNN)
Warkii oo Kooban

- VNN - Shiikh Xassan Dahir Awes oo ka jawaabay Eedeyntii Shikh Sharif - June 30, 2009

VNN - Ethiopia oo Shuruud ku xirtay Codsigii DFKMG ku Dalbatay in Ciidamada Itoobiya soo Galaan Soomaaliya.

- VNN - Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda KMG oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan oo cambaareeyay qaraxii lagu dilay Cumar Xaashi Aadan.

- VNN - Midowga Yurub oo 2010 gaarsiiyay waqtiga ay Ciidamadiisa joogayaan Xeebaha Soomaaliya

Warkii oo Kooban

- VNN - Doorashadii madaxweynaha maamulka Galmudug oo dib loo dhigay.

- VNN - Sheekh Aweys"dagaalku wuu socanayaa inta somalia laga joojinayo faragalinta shisheeye".

- VNN -Shakiga dhaawaca Xasan Dahir iyo aragtida dadka Muqdisho. Sunday,

- VNN QM oo wada kulan looga hadlayo arimaha dalka soomaaliya in dhawaan ay ka furto dalka Mareekanka. June 04, 2009

- VNN -Asmara: " Itoobiya wey-gashay Soomaaliya, waxa ayna hada ka joogtaa meelo badan, sida Baladweyn, G...." War ka soo baxay dowladda Asmara.

- VNN -Qarax Dhimasho iyo Dhaawac geystay oo lala beegsaday Ciidamo ka amar qaata Dowladda Soomaaliya.

- VNN -Taliye Qataatow oo dhowaan ku biiray Xisul Islam oo Bakaaro lagu dilay.

- VNN -Xildhibaan ka tirsan Mudanayaasha Barlamanaka KMG oo ku sugan degmada Doolow oo sheegay in ay doonayaan in maamul mideysan loo dhiso G/Gedo. /28/5/2009

- VNN -Somalia: Kenyan VP calls for military aid for besieged Somali government

- VNN -London: Wiil Soomaaliyeed ee laga dawaynayo Durayga Doofaarka - Sunday,

- VNN -Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug, Prof. Kiimiko, oo galabta ku soo laabtay dalka. Waxa uu ka soo degay Galkcyo Airport. ( Faahfaahin Dheeraad Ah )

- VNN - May 24th, Eritrean Independence DayAfter a long and ardent political and armed struggle,

- VNN - Dagaalo xoogan oo u dhexeeya Ciidamada dowlada iyo xoogaga ka soo horjeeda oo ka socda agagaarka Suuqa Bakaaraha.

Madaafiic Qasaare geystay oo lagu weeraray Iskool Booliisiyo xili ay ku sugnaayeen Madaxda dowalada.

UN probes Eritrea arms in Somalia, Saturday,

Maxamed Dheere oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho -

Madaxweyne Shariif oo beeshiisa weydiistay difaac,

Xasan Daahir: “Dadka ha samreen wax yar ayaa ka dhiman nasriga" Isniin,

Dagaallo saakay markale kasoconaya qeybo kamid ah Muqdisho.

Madaxweynaha Eritrea "Aqoonsi maa la siiyo Somaliland iyo Puntland, inta la siin lahaa Dowladda Shariif".

Kulan dag dag ah oo ay yeesheen golaha waziirada oo lagu gorfeeyay arimaha amaan ee Magaalada Muqdisho

Garowe: Maxaa hortaagan in golaha Wasiirada la horgeeyo Baarlamaanka Puntland, si codka kalsoonida loosiiyo?...

Ma aragtay Marwada Koowaad ee Somalia? (Sawirqaade helay sawirka Shariifka oo wata Xaaskiisa).

 

S. Korean warship rescues N. Korean vessel off Somalia, NAIROBI, Kenya, May, 05, 2009

Sheekh Xasan Daahir Oo Si Rasmi ah Ugu Dhawaaqay Dagaalka Ka Dhan ah Dowladda Somalia. 04 May 2009

Wefdi ka socday talyaaniga oo soo gaadhay Puntland lana kulmay madaxda maamulka Puntland.[+SAWIRO]

Wefdi ka socday talyaaniga oo soo gaadhay Puntland lana kulmay madaxda maamulka Puntland.[+SAWIRO]

April, 28. Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug ahna ku-simaha madaxweynaha Max'ed Salaad Ducaale ayaa soo saaray war saxaafadeed ku aadan xoojinta amniga iyo u diyaargarowga doorashada madaxtinimada maamulka Galmudug.
Ururka Al-Islaax oo taageeray go'aanka ku dhaqanka shareecada
Ciidamada loo sameeyay in ay sugaan ammaanka Koofurta Gaalkacyo oo howlgalkoodii ugu horreeyay bilaabay
Muqdisho (QOL) Garabyada xisbul islaam oo qarka u saran in ay ku biiraan soona dhaweeyey go’aanki Baarlamaanka
Qaahira: Shariif Sheekh Axmed oo weydiistay Maxamed Xusni Mubaarak taageero milateri.
Cabdiweli oo lasoo taagay maxkamad - Dacwo-oogaha dowladda Mareykanka ayaa kusoo oogay ninkaas,
Dagaalo xoogan oo u dhexeeya xoogaga Muqaawamada oo xiligani ka soconaya degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.
Axmed Diiriye Cali "Al-Shabaab liis aan aniga iyo ragg kale oo caan ah ay ka mid yihiin ayay soo diyaarsadeen si ay nooga taqlusiyaan.
Wasiirka iskaashiga caalamiga ee dowladda KMG ah oo wadamada carabta ka codsaday kaalmo.
NATO frees 20 hostages; pirates seize Belgian ship
Muqdisho (QOL) Garabyada xisbul islaam oo qarka u saran in ay ku biiraan soona dhaweeyey go’aanki Baarlamaanka
Here there be pirates and illigal fishing
Ururka xoreynta Soomali Galbeed oo ciidamada Ethiopia ku eedeeyay in ay xasuuq fara badan ka geysteen.
Qaxooti soomaali ah oo sharci lagu siiyay dalka Norway sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday waaxda socdaalka.
 
 
 

Shabakadda Wararka Dooxada Hobyo
Hobyo Valley News Network - VNN
Emailka: aragtida@hotmail.com