Browsing Category
News
Heshiis Niyad jab & Qoomamo ku ridaya difaacayaasha dastuurka
Heshiiska Magaalada Muqdisho ku dhexmaray RW Maxamed Xussein Roble, Madaxweynayaasha DG Galmudug iyo Hirshabelle, Guddoomiyaha Gobolka Benadir iyo Midowga Musharrixinta Xilka…
Prof Buubaa “Soomaalida Geeska afrika ma kala maarmi karto”
Sabti, Febraayo, 27, 2021 (HOL)- Prof Ismaaciil Hurre Buubaa oo katirsan xisbiga mucaarad ka ah ee Wadani, ayaa yidhi Soomaalidu Makala maarmi karto hadii la doonayo nolol tan dhaanta.…
War laga soo saaray kulankii Ra’iisal Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta
Khamiis, Feberaayo, 25, 2021 (HOL) - Warmurtiyeed ka kooban ilaa lix qodob ayaa ugu danbeyntii laga saaray shir saacado badan qaatay oo Hotel Decale ee magaalada Muqdisho uga soconayay…
Agab caafimaad oo loogu tala galay ka hortaga Carona Virus oo la gaarsiiyey…
Agabkan Caafimaad oo ka kooban ilaa afar Mishiin oo ah kuwa neefta siiya bukaanada ay ku adkaato in ay helaan Oxygen ku filan, kana yimid ganacsato kasoo jeeda Galmudug oo ku deeqay in lagu…
Deni oo shaaciyey arrimo qarsanaa oo uu si cad ugu sheegay Farmaajo !! (Sir Muddo la…
https://youtu.be/FQ0FDMUS1aw
Saaxiibada Beesha caalamka oo war ka soo saaray natiijada Shirarkii Samareeb ee 1-6…
Muqdisho.(SONNA):- Warsaxaafadeed ka soo baxay Saaxiibada beesha caalamka ayaa waxaa lagu soo dhoweeyay dadaalada ay sameeyeen madaxda siyaasadda Soomaaliya si loo gaaro heshiis ku saabsan…
Maraykanka oo madaxweyne Farmaajo ugu baaqay inuu si degdeg ah wax uga qabto…
Isniin,, Feberaayo, 08, 2021 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa ku boorrisay Madaxweyne Farmaajo iyo hoggaanka qaran ee Soomaaliya inay hadda wax ka qabtaan jahwareerka siyaasadeed ee halista…
Kumuu ahaa Jeneraal Maxamed Nuur Galaal?
Generaal Maxamed Nuur Galaal, waxaa uu ku dhashay meel u dhaw magaalada Ceelbuur ee gobolka Galagduud, wuxuuna waxbarashadiisa asaasiga ah kusoo qaatay magaalada Muqdisho.
Markii uu…
Guddi ku meel gaar ah oo loo magacaabay degmada Wasil ee Gobolka Mudug
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Guddi ku meel gaar ah oo maamula u magacawday degmada Wasil gobolka Mudug.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska wasiirka Arrimaha…
Maalintii labaad ee gobannimada Soomaaliya : 26 Jannaayo 1991
Qofku saddax gumaysi ayuu u dhexeeyaa, oo wax madaxa ka qabsada waxaa ugu xun AQOONLI’DA, waxaana ku xiga KELITELISKA, waxaana ugu dambeeya awood-ku-qabsiga.…