Madaxda Galmudug oo ku bogaadiyey Ciidanka Qaranka Joojinta Colaadii Balanbale

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Ahmed Mahamud Xassan (Baasto) iyo gudoomiye ku xigeenka 1aad barlamaanka Galmudug Cabdullahi xirsi ayaa bogaadiyey dowrka ciidamada qaranka ka geesteen joojinta colaadid maalmahaan ka aloosneyd degaano hoostaga degmada balanbale gobalka galgaduud

halkaan ka daawo video-ga

Leave A Reply

Your email address will not be published.