Madaxweynaha Galmudug Ahmed Baasto oo ay la socdaan Wasiiro iyo Xildhibano aya Socod ku Maraya Degano Hoos taga Cadaado

Madaxweynaha Galmudug  Axmed MaxamuudXasan Axmed Baasto oo ay wehliyaan Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Maamulkiisa ayaa Gaaray Deegaanka Dayano oo hoos tagta Degmada cadaado ee Xarunta Baarlamanka Galmudug.

Maamulka iyo Qeybaha Bulshada Deegaanka Dayano oo soo dhaweyn wanaagsan iyo Marti qaad usameeyay Wafdiga Madaxweyne Baasto kadib waxaa la isxog wareystay xaaladda Deegaanka Dayano oo Bulshada Ku nool qabaan baahiyo kala duwan oo ay ugu horeyso waxbarashada.

Mundane Axmed Baasto ayaa uga Mahad celiyay Bulshada Dayano soo dhaweynta iyo garab istaaga Maamulka galmudug Isagoo Ubalan qaaday Maamul ahaan ay ka gacan siinayaan Codsiyo badan oo Bulshada Dayano uga yimid.

Ahmed Baasto aya waxa Madaxweyne u doortay Garab ka Mida Xildhibano ka Tirsan Barlamanka Galmudug,kuwaasi oo fadhiisin ka dhigtay Magaalada Cadaado

Hoos ka Daawo Sawirada

s/hmedia

Leave A Reply

Your email address will not be published.