Tartanka Isbortiga Degooyinka Galmudug

Garoonka kubadda cagta c/laahi ciise maxamuud Stadium ee magaalada gaalkacyo waxaa si habsami leh uga socda diyaar garowga marti galinta tartanka ciyaaraha degmooyinka galmudug

Koobkan ayaa sanadkii labaad ay marti galineysaa degmada gaalkacyo laguna wado in15-08-Agust 2018 ka qabsooomo garoonka c/laahi ciise stadium ee gaalkacyo.m.

“Waxaan ku jirnaa diyaar garowgii ugu danbeeyay ee marti galinta tartanka ciyaaraha iyo koobka degmooyinka galmudug oo diyaarintiisa iska kaashanayaan Ururka dhalinyara gobolka mudug.kan degmada gaalkacyo,iyo wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dawlad goboleedka galmudug”

waxaana sanadkaan ciyaaraha koobka ah ka qeyb galaya 6 degmo oo kala ah Gaalkacyo, Dhusmareeb, Hobyo, Cadaado, Caabudwaaq iyo Balanbal”Sidaas waxaa Mudug24.com usheegay Suldaan Xabeeb oo ah Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada degmada Gaalkacyo ee Galmudug.

W/D/Abdalle Mohamed Abdulle Tifaftiraha Mudug24.com

Leave A Reply

Your email address will not be published.