Xaaf ” Farmaajo Ima Yaqaan Balse Wuu I Baranayaa” Daawo Muuqaal Dhameystiran
Madaxweynaha Galmudug ee Xaaf ayaa caga jugleyn toos ah u diray madaxweynaha Somaliya ee Farmaajo ka dib hadalkiisa uu u jeediyay jaaliyadda Galmudug ee Nairobi
” Farmaajo ima yaqaan balse ma ihi qof lagu soo deg dego” ayuu yiri madaxweyne Xaaf oo hadalkiisa uu ka jeediyay kulankaas uu ahaa mid aad u ad-adag kana dhan ahaa Madaxweyne Farmaajo
” Nin aan ka talin qeyb yar oo Muqdisho ah ayaa doonaya in uu na maamulo” ayuu sii raaciyay mr Xaaf , hoos ka daawo ama riix link hoose