Xaflada caleemo saarka Duqa Degmada Gaalkacyo

Cabdiraxmaan Shiikh Xasan ayaa dhawaan la doortay Duqa Kaakacyo, waxana maanta loo sameeyay Xaflad Caleemo saarka iyagoo ka qeyb galayaan masuuliyiinta Dowlada Somaliya sida Raisal Wasaare Rooble.

Xaflada Waxaa sidoo kale Qeyb ka ah Xildhibaano ka kala socda Barlamaanka Somaliya iyo Galmudug iyadoo ay socoto Khudbad jeedinta Xaflada.

Leave A Reply

Your email address will not be published.