Cali gacal oo ka horyimid shirka ka socda Garoowe.

Muqdisho-KNN-Cali Gacal Casir guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug oo la hadlay idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu  ka hadlay shirka Madaxda Dowladda dhexe iyo kuwa Maamul Gobaleedyada ugu soconaya Magaalada garoowe ee Gobalka Nugaal.

Guddoomiyaha ayaa waxaa uu ka soo horjeysta shirka, isagoona ku tilmaamay in xalka Galmudug lagu sii fogeynayo.

Sidoo kale Waxaa uu shaaca ka qaaday inuu guul daro ku soo dhamaanayo Shirka ka socda Magaalada Garoowe, isagoona sheegay in la baal maray sharciga dastuurka Maamulka galmudug.

Halkan ka dhageyso Wareysiga oo dhameystiran.

Leave A Reply

Your email address will not be published.