Bedqabka dhismayaasha Soomaaliya – Dr. Abukar Y. Warsame
Waa barnaamij ku saabsan bedqabka dhismayaasha dhaadheer ee waddanka sida xawliga ah uga taabaqadday balse aan dhugmo loo yeelan dhibka ka imaan kara haddii aan la tix-gelin badqabka qaabka wax loo dhiso iyo qalabka ama fardamada wax lagu dhiso.