Galkacyo: Sanadguuradii 14 aad ee kasoo wareegatay Dhismaha Galmudug state of Somalia

Deegaanada Galmudug state iyo Caalamka ayaa laga dareemayaa qaban qaabada markii la aasaasay galmudug oo kasoo wareegatay 14 sano kuna beegneyd sanadkii 2006.

Meelaha sida aadka looga dareemayo waxaa kamid ah Gaalakcyo oo ah halka uu ka dhacay shirkaweynihii lagu dhisay Galmudug State of Somalia.

Inkastoo uu jiro Xanuunka coronavires,  hadana Gobolada Galmudug, Deegaanada ku yaalla ayaa la filayaa in ay ka dhacaan.

Leave A Reply

Your email address will not be published.