London Munaasibada Furitaanka Ururka Midaynta Somaliland

Allahayaw Nin Daacad ah.
Allahayaw Nin Daallin ah.
Deeqdaada ha u simin.

Waxa maalintii Sabtida ee 12/10/2019 ka dhacday galbeedka magaalada London ee dalka Britain xaflad daahfur ah oo uu soo qabanqaabiyay Ururka Midnimada Somaliland. Hadaba xafladaas iyo sidii ay u dhacday ka daawo videowgan.

https://ururkamidnimadasomaliland.org/

Midnimada Jamhuuriyadda Somaliland waa muqadas, waanna Go’aan shacbi oo ku yimid rabitaankooda una codeeyeen 97% shacbiga ku nool Qaranka Somaliland

 

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.