Prof Abdulkadir Maxamed Shirwac oo loo doortay Gudoomiyaha Beelweynta Habargidir

Waxa Soo Gaban Gabowday Doorashadii Gudonka Golaha Hogaaminta Ee Beelweynta Habargidir Oo Ay Ku Tartamayeen
1-pro Cabdulqaadir Maxamed Shirwac
2- Gen Maxamed Nuur Galaal

Waxaa Codeeyay 52 Qof Waxaana Loo Kala Helay
1- Pro Shirwac 41 Cod
2- Gen Galaal 8 Cod.

Waxaa Halaabay Sadex Cod Halkaas Waxaa Maanta Ku Soo Baxay Pro Cabdulqaadir Maxamed Shirwac Hambalyo Ayaan Leenahay pro Shirwac Waana Aqoonyahan Samata Bixin Kara Habargidir Hadii Lagu Taageero.

Leave A Reply

Your email address will not be published.