Sidee Hobyo Loogu soo dhaweyey Madaxweynihii Hore Galmudug Abdikarim Xuseen Guuleed.

Madaxweynihii Hore Ee Dowlad Goboleedka Galmudug Abdikariin Xuseen Guuleed Iyo wafdi uu Hogaaminaayo ayaa Maanta si diiran loogu soo dhaweyey Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug.
Waxaana Halkasi si weyn ugu dhaweyey Maamulka Magaalada Hobyo Odayaal waxgarad. Haween iyo Boqalaal Shacab.ah.

Abdikariin Xuseen Guuleed ayaa Maalmaha Soo Socoda ku sugnaan doona Magaalada Hobyo wuxuuna Kulamo kala duwan la qaadan Doonaa Bulshada Gobolka mudug. Iyo Odayaal Dhaqmeeyada ka qeyb galaya Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo..

Halkaan ka daawo Sawirada.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.