Galmudug oo soo dhowaysay gogosha Madaxweyne Farmaajo u fidiyay Dowlad Gobaleedyada

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in Galmudug ay soo dhowaynayso gogoshii Madaxweyne Farmaajo u fidiyay maamul goboleedyada, si loo soo afjaro khilaafka.

War War Qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa lagu sheegay inay xil iska saarayaan dhex dhexaadinta iyo isu soo dhoweynta dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada.

Halkaan ka Akhriso Warka ka soo baxay Galmudug 

Leave A Reply

Your email address will not be published.