Dhalinyaro Galmudug iyo Puntland kasoo jeeda oo Hubka ka aruuriyay Dadka Reer Miyi ah

Waxan shalay oo Jimca ah safar ku tagnay Deeganka Jeexdin Ee bariga Gobalka Mudug oo Qiyastii U jirta Galkacyo 20 KM,

Xubno kamid ah Dhalinyarada Madasha Nabadda Iyo Isdhexgalka ayaa isku keentay Xoolo dhaqato ka kala soojeeda Puntlnad iyo Galmudug waxeyna Ugu Baaqeyn in ay kawada shaqeyaan Nabadda Gabalka mudug,

dhalinyarada mashada Nabadda Aya xoolo Dhaqatada oga sheekeyn Ahmiyadda ay leedahay Nabadda iyo dhibatada ay leedahay colaada,

Xoolo dhaqatada Puntlnad iyo Galmudug ayaa sheegay in ay Nabadda ay Qateyn Qorigana ay Dhigeyn, islamarkana ay san dhiig dambe Daadan Doonin,

U jeedka safarka ayaa ahaa sidii xalwaaro looga gaari lahaa coladaha intab adan ku Soo laab laabtay miiga Gobalka mudug

Xigasho Saffiino Daahir shire

s/mudug24

Leave A Reply

Your email address will not be published.