(MBS)
- Jabuuti: Magacyada
Wasaradaha iyo Wasiirada Cusub ee golaha xukuumada Federaalka Soomaaliya
Ra'iisul wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya
Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa galinkii dambe ee maanta
ku dhawaaqay golahiisa wasiirada ee cusub wuxuuna soo bandhigay
qorshaha golaha xukuumadiisa.
Magacyada Wasaaradaha iyo wasiirada loo
magacaabay waxay kala yihiin:
Ra'iisul wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Kaluumeysiga:
Prof C/raxmaan Ibraahim Ibbi
Ra'iisul wasaare ku xigeen ahna wasiirka Maaliyada iyo Lacagta:
Shariif Xasan Sheekh Aadan
Ra'iisul wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Tamarta iyo Shidaal:
C/waaxid Cilmi Goonjeex
Wasiirka Macdanta iyo Biyaha : Cabdalla Boos Axmed
Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda: Maxamed Ibraahim Xaabsade
Wasiirka Arrimaha Gudaha: C/qaadir Cali Cumar
Wasiirka Caddaalada iyo Garsoorka: C/raxmaan Maxamuud Janaqow
Wasiirka Arrimaha Dibadda: Maxamed C/laahi Oomaar
Wasiirka Gaashaandhiga: Maxamed Cabdi Gaandi
Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah: C/raxmaan C/shakuur
Warsame
Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka: Madoobe Nuunow Maxamed
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta: Sheekh Nuur Aaden Cali
Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Haweenka: Fowsiyo Maxamed Sheekh
Wasiirka Dhaqan Celinta iyo Naafada: Maxamed Cali Ibraahim
Wasiirka Gargaarka Aadamiga: Maxamuud Cabdi Ibraahim
Wasiirka Warfaafinta : Farxaan Cali Maxamud
Wasiirka Cilmi Baarinta iyo Technolojiyada: Maxamed Cali Xagaa
Wasiirka Caafimaadka: Qamar Aaden Cali
Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha: Maxamed Cabdi Xayr "Maareeye"
Wasiirka Jaaliyadda Dibada: C/laahi Axmed Cabduli As-hari
Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta: Axmed C/laahi Waayeel
Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare : Prof. Ibraahim Xasan Caddow
Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta: Maxamed Cabdi Yuusuf
Wasiirka Horumarinta Reer Miyiga: Khadiijo Maxamed Diiriye
Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada: Saleebaan Colaad Rooble
Wasiirka Amniga Qaranka: Cumar Xaashi Aadan
Wasiirka Xannaanada Xoolaha: Abuukar Cabdi Cismaan
Wasiirka Beeraha : Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud
Wasiirka Hantida Qaranka iyo Qalabeynta : Maxamed Mursal
Wasiirka Dib u dhiska : Xuseen Ceelaabe Faahiye
Wasiirka Dalxiiska iyo Durjoogta: Maxamed Xuseen Giriig
Wasiirka Boostaha iyo Isgaarsiinta: C/risaaq Cismaan Juurile
Wasiirka Ganacsiga : C/rashiid Maxamed Ciro
Wasiirka Warshadaha: C/raxmaan Jaamac Cabdalla
Wasiirka Gadiidka Cirka iyo Dhulka : Cali jaamac Jangeli
Wasiirka Degaanka iyo ilaalinta bay'adda: Burci Maxamed Xamsa