-
Ma
u bahan tahay in an xidhiidh la samayso Shabakada
Wararka Dooxada Hobyo?
Fadlan la xidhiidh Maamulaha , Mr. Cabdiasis Haji - Emailka: Halkan Guji- :
Emailka: aragtida@hotmail.com - Copyright © mudug.com - 2000- 2009
All rights reserved.![]()
Shabakadda
Wararka Dooxada Hobyo |
Hobyo Valley News
Network - |
Doorashadii
madaxweynaha maamulka Galmudug oo dib loo dhigay. |
Hornafrik Mogadishu 12.06.2009.
Qoraal uu ku saxiixnaa gudoomiyaha gudiga garsoorka maamulkaas Sheekh Axmed Yuusuf Jimcaale ayaa maxkamadda sare ee gobolku waxa ku meel marisay go’aan cad oo qeexaya inaanu marnaba la qaban doonin doorasho dhanka madaxtimadda ah ilaa iyo inta laga gaarayo 21ka Octobar ee sanadkaan. Horey golaha wakiiladda Galmudug waxa ay u shaaciyeen in waqtiga doorashadda laga dhigo 16ka bishaan aynu ku jirno ee June taasi oo keentay in halkaasi ay gaaraan tiro musharaxiin ah. Wararka ugu dambeeya ee laga helayo gobolkaasi waxa ay soo sheegayaan in khilaafaadka dhinaca siyaasiyiinta in uu sii kordhayo xilli halkaasi ay ku sii qulqulayaan aqoonyahano ka soo jeeda deegaamada hoostaga Galmudug. Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Mr Kiimiko ayaa ku adkeysanaya inaanu jirin wax doorashooyina oo haatan laga qaban qaabin karo gudaha maamulkaas.
HornAfrik news Mogadishu |