-

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ma u bahan tahay in an xidhiidh la samayso Shabakada Wararka Dooxada Hobyo? Fadlan la xidhiidh Maamulaha , Mr. Cabdiasis Haji - Emailka: Halkan Guji- : Emailka: aragtida@hotmail.com - Copyright © mudug.com - 2000- 2009 All rights reserved.

Somalia: Parliament Ratifies Islamic Law As National Legislation.
mudug.com
Shabakadda Wararka Dooxada Hobyo
Hobyo Valley News Network -
www.mudug.com
Idaacadda Dooxada Hobyo - Commimg soon
Dagaalo xoogan oo u dhexeeya xoogaga Muqaawamada oo xiligani ka soconaya degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

 

BALADWEYNE


Dagaalo xoogan oo u dhexeeya xoogaga Muqaawamada ayaa xiligani ka soconaya degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

Dagaalkani oo ahaa mid aad u xoogan isla markaana la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu ka soconayaa xaafada H/wadaag gaar ahaan agagaarka Buundo 1-aad kaasi oo aan la ogeyn sababta dhalisay iyo qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi.

Dagaalkani oo ah mid aad u xoogan ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay isku socodka dadk iyo gaadiidka iyo weliba dhaq dhaqaaqa ganacsiga.

Ma jiraan cid ka hadashay dagaalkaasi oo ka mid ah masuuliyiinta Maxaakiimta islaamiga ah ee ka arimiya gobolkaasi.

Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco shabell.net hadii uu illaah inoo saamaxo.