Browsing Category
World
Soomaaliya waxay gashay Xaaladdii ugu xumeyd abid
30 March 2021
Sida ku qoran taariikhda dalka Soomaaliya, weli lama arag xaalad lamida tan dalka uu maanta ku jiro, waxayna u muuqataa tii ugu xumeyd ee abid soo marta taariikhda…
Rooble oo baaq u diray madaxda Dowlad Gobolleedyada ka maqan shirarka wadatashiga…
Arbaco, Maarso, 31, 2021 (HOL) - Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya Maxamed Xusseen Rooble oo maalintii shalay kulan la yeeshay wakiilo ka socday beesha caalamka ayaa ugu baaqay madaxda…
Wasiir Dube “Waxana rajeynaynaa in Madaxda ka maqan shirka ee aan saakay imaanin inay…
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafin, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cusmaan Abuukar Dubbe, oo Shir jaraa’id warbaahinta kula hadlay ayaa ka warbixiyey…
Raysal Wasaare Rooble oo markale ku celiyay inuu diyaar u yahay wadahadalada Midowga…
Axad, Maarso, 07, 2021 - Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu diyaar u yahay sii waddida…
XAALADAHA ADAG EE NOLOSHA IYO XALKA LAGAGA GUDBI KARO
Dhacdooyinka naxdinta badan ee alle u qadaray adoomihiisa waa marxallado aan lahayn xirfado lagaga hortago balse wuxuu ilaahay ina siiyay iimaan inoo sahlaya in aynu ku sabirnosidoo kale…
ARRIMAHA GANACSIGA
( Somaliweyn) - Waxaa noo suurta gashay in aan xafiiskiisa Ku soo wareysano Barre Ali Hussein oo ah hanti dhowre ama xisaab hubiye dalka Sweden ila markaana leh shirkado ganacsi oo la magac…
DIKTATOORIYAD CUSUB MA LAGU BEDELI KARO WAR-SAXAAFADEED AAN FALCELIN LAHAYN
Dowladda hadda muddo xileedkeedu dhammaaday waxaa ay qorshaynaysay afartii sano (4) ee la soo dhaafay in dalkaan aysan doorasho ka dhicin, waxa ayna si cilmiyeeysan u dejisay qorshe…
Heshiis Niyad jab & Qoomamo ku ridaya difaacayaasha dastuurka
Heshiiska Magaalada Muqdisho ku dhexmaray RW Maxamed Xussein Roble, Madaxweynayaasha DG Galmudug iyo Hirshabelle, Guddoomiyaha Gobolka Benadir iyo Midowga Musharrixinta Xilka…
Prof Buubaa “Soomaalida Geeska afrika ma kala maarmi karto”
Sabti, Febraayo, 27, 2021 (HOL)- Prof Ismaaciil Hurre Buubaa oo katirsan xisbiga mucaarad ka ah ee Wadani, ayaa yidhi Soomaalidu Makala maarmi karto hadii la doonayo nolol tan dhaanta.…
War laga soo saaray kulankii Ra’iisal Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta
Khamiis, Feberaayo, 25, 2021 (HOL) - Warmurtiyeed ka kooban ilaa lix qodob ayaa ugu danbeyntii laga saaray shir saacado badan qaatay oo Hotel Decale ee magaalada Muqdisho uga soconayay…