Browsing Category
Culture
Dowlada Federaalka Gaadiid iyo agab kale ku wareejisay Galmudug
Wasaarada beeraha Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaadiid nuuca loo yaqaan Cabdi Bilaha , Matooro iyo agab kale ku wareejisay Wasaarada beeraha dowlad goboleedka Galmudug.…
Gobolka Hunan-China: Dawlad heer gobal, ka dad, dhaqaale iyo hurumar badan dalal…
Beijing-(SONNA)-Abaaro 9:00-kii subaxnimo Arbaco ah kuna beegnayd 26-ka June ayaan ka ambabaxnay xarun tareen oo ku taalo galbeedka magaalada Beijing, caasimada dalkan Shiinaha, si koox…
Puntland iyo Galmudug oo kala saxiixday heshiis ku saabsan qaadista Canshuuraha…
Heshiiskan ay kala Saxiixdeen Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, waxaana kulanka goobjoog ka ahaa Wasiir ku-xigeenada…
“Reer Galmudug Warankoodii yaanbeey ka tunteen, waxaan nabad aheyn oo ay ka…
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo xalay ka hadlayey xaflad lagu soo xirayey wejiga koobaad ee shirka Dhuusamareeb…
Repaired road helps bring divided Somali city of Galkayo together
(ERGO) – Jama Haruse Mohamed’s wholesale food store is serving customers day and night now that the main road in Galkayo in the heart of Somalia’s Mudug region has been paved and fitted with…
Dib u Sixid iyo Dib u dhiska Beesha Cumar Maxamuud (in la baabi’iyo magaca Islaan-ka…
Hordhac:-Qaab nololeedka aadanuhu waa tillaabooyin iyo dhacdooyin isdabajoog ah ilaa Aadam iyo Xaawo.
Qoraalkani waxa uu si kooban ama dulmar ah u tilmaamayaa dhaqanka iyo nolosha dadka…
Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare Ducaale Kaahiye…
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xariga ka jaray dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Ducaale Kaahiye oo laga hirgaliyey magaalada Hobyo.
Madaxweynaha ayaa…
Akhriso: warmurtiyeedka wadahadallada DFS iyo Soomaaliland ee Jabuuti
Djabuti(SONNA) WAR-MURTIYEED, Iyada oo ku timid dadaal uu garwadeen ka yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, iyo hoggaamiyayaasha gobolka ee ay ka mid yihiin:…
Dagaal dhanka Isgaarsiinta ah oo ka dhex bilowday Mareykanka iyo Shiinaha
Muqdisho-KNN-Waxaa mudooyinkan dambe cirka isku sii shareerayay dagaalka qabow ee u dhexeeya dawladaha Shiinaha iyo Mareykanka, kaas oo hadda u gudbay in ay isku weeraraan dhanka…
Daawo:Muxaadiro Cajiiba “Samirka” & Xaaji Mahad Ibraahim Asaasaha &…
Writen by Qaran News | 4:44 am 7th Feb, 2020