-
Ma
u bahan tahay in an xidhiidh la samayso Shabakada
Wararka Dooxada Hobyo?
Fadlan la xidhiidh Maamulaha , Mr. Cabdiasis Haji - Emailka: Halkan Guji- :
Emailka: aragtida@hotmail.com - Copyright © mudug.com - 2000- 2009
All rights reserved.![]()
Shabakadda
Wararka Dooxada Hobyo |
Hobyo Valley News
Network - |
Ururka Al-Islaax
oo taageeray go'aanka ku dhaqanka shareecada |
|
War saxaafadeed uu ururku soo saaray ayaa u qornaa sidan: Ururka Islaamiga ah ee Al-Islaax kaddib markii uu arkay go'aanka taariikhiga ah ee maanta oo ay taariikhdu tahay 18/04/2009 uu Golaha Barlamaanka Soomaaliya ku ansixiyey hirgelinta ku dhaqanka shareecada Islaamka ee dalka Soomaaliya ayuu soo saaray war saxaafadeedkan. 1. Ururka wuxuu si buuxda u soo dhoweynayaa una taageerayaa go'aanka taariikhiga ah ee Golaha Barlamaanka Soomaaliya ku ansixiyey hirgelinta ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee lagu dhaqayo dalka Soomaaliya.
3. Ururku wuxuu soo jeedinayaa in si buuxda laysaga kaashado sida ugu habboon ee loo hirgelin karo go'aankaas. Baaqaan ayaa waxa ku saxiixnaa guddoomiyaha Ururka Al-Islaax
Sheekh Cusmaan Ibraahim Cumar. |