Wasiirka deegaanka iyo isbadalka Cimillada XFS oo la kulantay wasiirka arrimaha dibadda Finland

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo  Khadiijo Maxamed Almakhzoumi oo safar shaqo ku joogta dalka Finland ayaa maanta la kulantay Wasiirka arrimaha dibadda Finland mudane Pekka Haavisto.

Waxay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo iskaashi laga sameeyo isbedelka cimilada iyo taageerada Finland ee dadaalka soo kabashada dalkeenna Soomaaliya.

Leave A Reply

Your email address will not be published.