Maxay Soomaaliya ka faa’ideysaa ku biirista dalladda Bulshada Bariga Afrika?

Dowladda Soomaaliya ayaa in muddo ah dadaal dheer ugu jirtay sidii ay ugu biiri laheyd dalalka ku midoobay dalladda bulshada Bariga Afrika, si ay fursad ugu hesho suuq weyn oo ganacsiga, halka sidoo kale amniga iyo xogta dalalkaasi ay wadaagaan ay fursad ugu heli doonto.

Dalka Soomaaliya oo kasoo kabanaya colaado sokeeye, haddii madaxweyne Xasan Sheekh oo jooga Caruusha laga aqbalo codsigiisa waxaa suuragalaya in dad badan ay safarrada waddamadaasi u fududaadaan sida uu warbixintaan soo socoto ku eegayo weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow.

https://www.voasomali.com/a/maxay-soomaaliya-ka-faa-ideysaa-ku-biirista-dalladda-bulshada-bariga-afrika-/6669318.html

Leave A Reply

Your email address will not be published.