ARRIMAHA GANACSIGA

( Somaliweyn) – Waxaa noo suurta gashay in aan xafiiskiisa Ku soo wareysano Barre Ali Hussein oo ah hanti dhowre ama xisaab hubiye dalka Sweden ila markaana leh shirkado ganacsi oo la magac baxday Aflax.

Wareigaas oo meelo badan ka hadlaayo hadii ay ahaan laheed sida loo samaysto mehrado ganacsi oo sharciga wadankaan waafaqsan oo shati leh, la bixinaayo canshuurta wadankaan Sweden lana raacaayo shuruurada Ku saabsan xisaab hubinta ama hanti dhowrka oo lagu yiraahdo luqada swidhishka Revisor.

Wareysigaan Waxaa inoo soo qaaday Nimco Sagal Xaaji oo ka tirsan bahda Somaliweyn.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.