Asteynta Kuraasta oo Micno u Yeelay Deegaan Doorashada, 5 Magaalo ayaa Shacabka Lagu Dhoweeyey

Waxaa saaka la soo saaray asteynta kuraasta ama deegaan doorashooyinka, waxaa markii ugu horeysay la kordhiyey goobaha codbixinta oo halkii 2016-kii ay ka dhaceen 6 goobood, waxaa laga dhigay 11 goobood.

Waxaa kuraasta lagu dhoweeyey dadka deggan magaalooyinka Boosaaso, Galkacyo, Baladweyn, Baraawe iyo Garbahaarey oo dhammaan ah deegaanno xilligan lasoo kordhiyey.

Waxaa kale oo doorashada baarlamaanka 11-aad ka dhici doonaan caasimadaha maamul goboleedyada iyo gobolkan Banaadir.

Akhriso, Qaabka iyo Tirada:

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.