Madaxweynaha Galmudug oo dhameestiray Golahiisa Wasiirada cusub (Akhriso)

Wareegto goordhaw kasoo baxday Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa lagu magacaabay Wasiiru dowlayaasha iyo Wasiir kuxigeenada Galmudug.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa magacaabay 11 Wasiiru Dowle iyo 25 Wasiir kuxigeen oo kamid noqonaya xukuumada maamulkiisa , waxaana Madaxweynaha horey u magacaabay 25-Wasiir.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.