Aamin Ambulance oo a’an caawin karin’ dadka uu ku dhaco COVID-19

Howlwadeennada gaadiidka gurmadka degdegga ah ee Muqdisho ayaa sheegay in aysan caawin karin dadka ku xanuunsanaya xaaafdaha maadaama aysan haysan qalabkii ay kaga taxadari lahaayeen cudurkla Covid-19.

Dr Cabdulqaadir Xaaji Aadan madaxa gaadiidka gurmadka Aamin Ambulance, ayaa u sheegay VOA in agab la’aan iyo tababar la’aan darteed aysan hadda iyaga aysan ku dhiirran karin inay hawshooda si wanaagsan u gutaan.

Wuxuu u warramay Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Leave A Reply

Your email address will not be published.