Abdirahamaan Odawaa Oo Shaaciyay in uu yahay Musharax utaagan Xilka Madaxtinimada Galmudug

Ex Wasiir. Cabdirahmaan Mohamed Xuseen Odawaa ayaa Maanta si rasmi ah u Shaaciyay in uu yahay Musharax Madaxweyne Galmudug 2019 .
Munaasabada si heer sare loo Agaasimay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho ayuu ku soo Bandhigay Musharaxnimadiisa. Mr. Odawaa.

Wuxuuna sheegay in Galmudug maanta u baahan tahay qof Samata bixin kara Islamarkaana uu diyaar uyahay in uu Hogaamiyo Shacabka Galmudug.

Wuxuuna sidokale xusay in aas aaskii Galmudug uu horey oga qeyb qaadtay hada uu door muuqada ka qaadan doono dib udhiskeedda .

s/
wardoon.net

Leave A Reply

Your email address will not be published.