Dowlada oo Magacawday Gudiga Qaban-qaabada Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug

  

Wasiirka Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug.

Guddigan Caawa la magacaabay ayaa waxaa uu ka koobanyahay 12 Xubnood.

Hadaba Halka Hoose ka Akhriso Magacaabista Guddiga Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug.

Leave A Reply

Your email address will not be published.