Gudoomiye ku xigeenka Aqalka Sare oo Gaalkacyo Gaaray

Xildhibaanada Aqalka sare ee laga soo doorto degaanada Galmudug ayaa hadda ka soo dagay garoonka diyaradaha ee Gaalkacyo.

Wafdiga ayaa waxaa hogaaminayay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaliya Abshir bukhaari .

Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweynay sanatarada aqalka sare.

Leave A Reply

Your email address will not be published.