Madaxda Galmudug oo ka qeyb gashay xaflada furitaanka Isbitaalka Degmada Qeydaro ee Gobolka Mudug

Munaasabad iskugu jirta Xarig Jar iyo daah furka isbitaalka dhawaan uu dhismihiisu dhamaaday ee Degmada Qaydaro Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa ka dhacay Deegaankaasi.

waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin uu ka mid yahay Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug,Xubno ka tirsan wasaaradda caafimaadka galmudug,dhaqaatiir, Qurbo joogta reer galmudug,Maamulka iyo bulshada degmada qeydaro marti sharaf &Bahda Warbaahinta Gobolka Mudug.

Dhamaan Mas’uuliyiintii hadalada ka jeediyay xafladda xarig jarka ah waxay bogaadiyeen Intii ka qeyb qaadatay hirgalinta isbitalka oo ay ugu horeeyaan Gabdhaha Jaaliyadda Reer Galmudug.

daawo sawirada Xarig jarka

s/mudug24

Leave A Reply

Your email address will not be published.