Xarig jarka Aargada Hobyo iyo Bilaabida Dhismaha Wajiga Labaad ee Wadada Gaalkacyo..

Magaalada Hobyo waxaa si rasmi ah xariga looga jaray wajiga labaad ee dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo. Masuuliyiin Galmudug iyo kuwa heer federaal ayaa ka qeyb galay kuwaasi oo hormarka soo dhaweeyay.

Sawiro dheeraad ah ayaa idinkaga heynaa

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.