Daawo Tababarka Ciidanka Soomaaliyeed ee Xarunta Turkiga ee Muqdisho

Daawo Tababarka Ciidanka Soomaaliyeed ee Xarunta Turkiga ee Muqdisho

Qaabka Askarta Turkiga u tababaraan Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed iyaga oo ku tababarta Saldhigga Ciidanka Turkiga ee Magaalada Mogadishu.