Sheikh Cabdirashid Cali sufi, Si adag uga hadlay Qaraxii lagu dhamaaday ee...

Sheikh Cabdirashid Cali sufi, Si adag uga hadlay Qaraxii lagu dhamaaday ee Zoobe (Daawo Muuqaal)

Image result for inna lillahi wa inna ilayhi rajioon

Sheekh C.rashiid Cali Suufi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay Shacabkii lagu Xasuuqay Qaraxii Muqdisho, ugu horayn wuxuu soo jeediyey in lagu samro sida uu Alle ina faray, Wuxuu sheegay in kuwa dhibkaasi gaystay ay Xisaab adag hortaallo oo Qofka uu Dulmiga ku dilay uu Qabsan doono, Dhiiga Islaamkuna uu yahay Danbiyada ugu waawayn marka Shirkiga laga yimaado.

Sheekh Cabdirashiid  ayaa soo jeediyey in loo gurmado dadka Dhaawaca iyo Burburka hantiyeed kasoo gaadhay, Wuxuuna siwayn ugu duceeyay dadkii Falkaasi Bahalnimada ah ku Nafwaayey in alle Janadiisa ugu deeqo ehelkana samir uu ka siiyo.

 

 

Image result for qaraxii zoobeImage result for qaraxii zoobe

 

www.mudug.com

We are Somali’s first digital news service.

Since 2000, mudug.com has been covering breaking news, politics, business, culture and life in and around Somalia.

Our mission is to educate, inform, and engage the people of Somalia – and stimulate positive change in the community.