Barnaamijka Gaar ah oo ku saabsan Xiligii La Aas Aasay Dowlada Galmudug…

Barnaamijka Gaar ah oo ku saabsan Xiligii La Aas Aasay Dowlada Galmudug…

Dhageyso Barnaamijka Gaar ah oo ku saabsan Xiligii La Aas Aasay Dowlada Galmudug…

 

kulanti Wanagsan Dhageystiyaal Meel Walbo Oo Aad Joogtaa Waxaad ku Soo
Dhawaataan Barnaamij Gaar ah Oo Ku Saabsan Aas-Aaskii Dowlad
Goboleedka Galmudug .

Barnaamijkaan Gaar ka ah Waxaa Ka Qeyb Galaya Siyaasiyeen Waxqarad
Dhalinyaro Haween Si Weyn Looga Yaqaan Deegaanada Dowlad Goboleedka
Galmudug.

Dowlad Goboleedka Galmudug Waxaa Dhidhibada Loo Taagay Sanadkii  14/8/2006 Galmudug Waxay ku Guuleysatay Nabad iyo Hormar In Laga Helo Deegaanadeega .

Xaflado kala Xusaayo Aas-Aaskii Galmudug ayaa ka Socday Meela Badan oo ka Mid ah Gobolada Dalka iyo Dibadiisa.

Barnaamijka Gaar ah Waxaa Idin La Socod Siinaayo Anigo Ah Siraaji Yusuf
Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Gaar ah
F.G: Cidii Talo iyo Tusaale Ka Heysaa Aas Aaskii Dowlad Goboleedka
Galmudug Waxaa noogu Soo Diri karayaan Gmailkan
Mudug2016@ Gmail.com
AMa Phone Number (00252615052517) Mahad Sanidiin

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Barnaamijka.