Akhriso liiska xubnaha gollaha wasiirada oo dhameystiran

Akhriso liiska xubnaha gollaha wasiirada oo dhameystiran

Talaado, Maarso, 21, 2017 . Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhaw oo maanta ah ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirada xukuumada cusub ee Soomaaliya oo ka kooban 26 wasiir, 26 wasiir ku-xigeen,15 wasiiru-dowle iyo hal ra’iisal wasaare ku-xigeen.

Akhriso liiska xubnaha gollaha wasiirada oo dhameystiran :