Xaflad lagu tageerayo Musharax Prof. Cabduqaadir Maxamed Shirwac oo Dalka ingariisk lagu...

Xaflad lagu tageerayo Musharax Prof. Cabduqaadir Maxamed Shirwac oo Dalka ingariisk lagu qabtay

Prof. Cabduqaadir Maxamed Shirwac , Hogaamiye dalku u baahanyahay xiligaan

Munasanadaan oo ahayd mid si Heer sare Loo soo Agaasimay ayaa ka dhacay Magalada London Ee Dalka UK,. Munasabada oo ay mid ay ka soo qeyb galeen Masulin Xilal kala Duwan ka Soo qabtay Dowlada Galmudug. waxaana Munsabada Lagu Tageerayay Musharax – madaxweyne Prof. Abdulkadir M. Shirwac oo dhawaan ku dhawaaqay in uu yahay Musharax utaagan Xilka Madaxtinimada Galmudug state of Somalia.

17239825_1299093596845192_2096392410134894416_o

17240013_1299091130178772_8454861887265535311_oDAAWO: wax qabadka prof. shirwac, qeyb ka mid ah: