Gaalkacyo: Magaalada Gaalkacyo oo Maanta lagu Arkay Hal Ku Dhigyo Cajiib ah...

Gaalkacyo: Magaalada Gaalkacyo oo Maanta lagu Arkay Hal Ku Dhigyo Cajiib ah oo Horay loo Arag”

Magaalada Gaalkacyo oo Maalintii labaad Banaankeeda Dagaal ka Socdo Ayaa lagu Arkay Hal ku Dhigyo Cajiib ah oo Ku Aadan Dhanka Nabada,

Hal ku Dhigyada Ayaa Muujinaya Qaabka Dadka Gaalkacyo ay u Wada Saaranyihiin Hal Doon oo Qura oo loola Jeedo in Magaalo kaliya ku Noolyihiin,

Sawirada Ayaa la Suray Qeebo kamid ah Magaalada Waxana Sidoo kale Lagu Qoray Qoraal Muujinaya in Dadka Reer Gaalkacyo ay Yihiin Dad isku Dan ah Taasi oo Muujineysa in Nabada La ilaaliyo,

Sawirada Magaalada La Suray Ayaana ku soo Aadaya iyadoo Xaalka Magaalada uu Yahay Mid Qasan isla markana Markasta Dagaal Xoogan laga Filan karo Magaalada,

Wararka Dheeraadka ee Gaalkacyo,

Wararka ugu Danbeeyay ee Magaalada Gaalkacyo Ayaa Ah Mid Dagan Mana Jirto Dagaal Hada ka Socda Magaalada Galbeedkeeda Sida Shalay iyo Saaka Galinka Hore Hase Yeeshee Xabado Yar Ayaa Mararka Qaar Maqleenaa kuwaasi oo Saraakiisha ku Sheegeen in uu Yahay Sugnaasha Ciidanka in Meesha Ay joogaan ( Waan Joognaa ).

Majiro Waan Waan labada Dhinac ah oo Bilaabatay Marka laga Reebo Dagaalka oo Wali leesku Horfadhiyo,

Xaalada Sida Ay Tahay Waxa Soo Kordha 24 Saac kala Soco Mudug24,

Mudug24, Gaalkacyo