DEG DEG+AKHRISO: RW Qaalib, Odayaal & Shaqsiyaad ka soo jeeda Somaliland oo...

DEG DEG+AKHRISO: RW Qaalib, Odayaal & Shaqsiyaad ka soo jeeda Somaliland oo go’aan lama filaan ah ku dhawaaqey….

Mas’uuliyiinta Dowladda iyo Salaadiinta ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa maanta shaaciyey ineysan ka qeyb galayn dootashooyinka dalka ka dhacaya dhowaan.

Warsaxaafadeed ay soo saareen ka dib kulan ayb ku yeesheen Muqdisho ayey kaga hadleen Hanaanka Doorshada iyo cabashooyinka ay qabaan xubnaha dowlada ee ka soo jeeda Somaliland.

Waxay sheegeen in aysan ka qeyb galeyn Doorashada 2016, haddii aan la siin xaqa ay leeyihiin dadka ka soo jeeda gobolada Waqooyi, waxayna cadaalad daro ku tilmaameen saamiga laga siiyey xubnaha aqalka sare.