Ra`iisulwasaare Cumar oo ku Dhawaaqay Murashaxnimadiisa

Ra`iisulwasaare Cumar oo ku Dhawaaqay Murashaxnimadiisa

Ra`iisul wasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya, mudane Cumaer Cabdi rashiid Cali Sharma`arke ayaa sheegay in uu yahay Murashax Madaxtinomo doorashada la filayo in ay dalka ka dhacda Dhawaan.

Shir Jara`id uu ku qabtay Muqdisho ayuu kaga dhawaaqay Murashaxnimadiisa.

Shirka Jara`id oo dhamaystiran Goor Dhaw ayana idin soo Gudbin doonaa Insha Alaah.