SHIRKA MADASHA WADATASHIGA QARAN OO KA FURMEY MAGAALADA BAYDHABO

SHIRKA MADASHA WADATASHIGA QARAN OO KA FURMEY MAGAALADA BAYDHABO

Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul-wasaaraha dawaladda Federaalka Cumar Cabdirashiid Cali, Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka Maxamed Cumar Carte, Guddoomiyaha Baarlamaanka dawladda Federaalka iyo labadiisa ku-xigeen, Madaxweynaha dawlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan, madaxweynaha puntland Gaas, Madaxweynaha martida loo yahay ee Shariif Sheekh Aadam iyo madaxweynaha Dowladda Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo xubno ka kala tirsan golayaasha dawladda Federaalka iyo dawlaha xubnaha ka ah.

Ujeedka shirka ayaa ahaa mid diiradda lagu saarayey sidii loo dhammaystiri lahaa dhammaan hawlaha la xiriira arrimaha doorashooyinka sida hawlgelinta guddiyada kala duwan ee doorashooyinka iyo dejinta qorshe hawleedkooda shaqo oo ay kamid yihiin tababarrada iyo socdaalladooda.13445246_259509291082584_5290620910702769773_n

IMG_6914

IMG_7002IMG_6916