Heshiiskii Labada Dhinac Oo Guul Midho-dhal ah Maraya ( DDS iyo Dowladda...

Heshiiskii Labada Dhinac Oo Guul Midho-dhal ah Maraya ( DDS iyo Dowladda Galmudug )

Jigjiga( Cakaaranews ) Axad, 1da may 2016. Heshiiskii kusaabsanaa dhanka xuduuda ee labada wadan ee Jamhuuriyada Dimoqraadiga Federalka Itoobiya  iyo dawlada fadaralka ah ee soomaaliya ayaa meel fiican maraya iyadoo wadahaladii labada dawladood kadib ay maanta kulan yeesheen madaxda dawlad deegaanada labada dhinac ee khaasatan xuduuda wadaagamadaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug soomaaliya mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed.