Lagu Raqsay: Siyaaradii Shiikh Cali Samatar oo lagu qabtay lagu Raqsay

Lagu Raqsay: Siyaaradii Shiikh Cali Samatar oo lagu qabtay lagu Raqsay

Waxaa Deegaanka Lagu Raqsay ee Duleedka dagmada bandiiradleey lagu soo Afjaray Siyaarta Shiikh Cali Samatar oo lagu Qabtay Halkaasi,

Siyaarta Waxaa kasoo Qeyb galay Culumada Gobolka Mudug Waxana lagu soo Gunaanuday Qaab Wanaagsan,

intii ay Socotay Siyaarta Waxaa Halkaasi lagu soo Bandhigay Taariikhda Shiikha iyo Sida wanaagsaneyd ee Diinta islaamka u Faafiyay,

Waxaa kaloo Halkaasi lagu Qaaday Qaar kamid ah qasaa.idka Lagu Amaano Xabiibkeena Muxamed,

Halkan Hoose ka Daawo Sawiro,