Akhriso Warmurtiyeedka ka soo baxay shirka Madasha Wadatashiga Qaranka

Akhriso Warmurtiyeedka ka soo baxay shirka Madasha Wadatashiga Qaranka

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warmurtiyeedka ka soo baxay shirka madashad wadatashiga Qaranka oo la soo gabo gabeeyay, kaasi oo la isku raacay in la dhiso labo guddi doorasho oo midkood yahay heer Qaran, halka mid kale uu noqonayo heer gobol, waxaana xulista labada aqal hor mari doono aqalka sare ee baarlamaanka, iyadoo isku meel ay doorashada ka dhaceyso, gaar ahaan xarumaha dowlad goboleedyada.

Hoos ka akhriso

Madasha-123