Madaxweyne Guuleed oo tagay deegaanadii lagula dagaalamay

Madaxweyne Guuleed oo tagay deegaanadii lagula dagaalamay

(M24)-Madaxweynaha Galmudug oo Booqday Faruumaha Dagaalka ee Ciidanka Galmudug ku Suganyihiin,

Madaxweynaha Galmudug Ayaa Dhiirogalin Xoogan u Sameeyay Ciidanka Difaaca Galmudug Waxana uu lug ku Tagay Halka ay ku Suganyihiin,

Ciidanka Ayaa Goobta Dagaalka ku soo Bandhigay Dhoolatus Xoogan iyo Sida Guulaha uga Gaareen Kooxda Habowga Ah ee Soo Gashay Dhulka Galmudug,

Madaxweynaha Waxa uu Halkaasi ka Jeediyay Qudbad Dheer Waxana uu ku Dhiiro galiyay Ciidanak Galmudug isagoo ku Amaanay Guulaha Ay Cadowga ka Gaareen,

Cabdi kariin Ayaa Safarkiisa Waxaa ku Wehliyay Wasiiro Badan Sida Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan Masagawaa iyo Gudoomiyaha Gobolka Mudug cabdi rashiid Cartan iyo Masuuliyiin kale oo Xildhibaano kamid ah,