Wadadii Hobyo iyo Wisil Oo Maanta Si Rasmi Loo Bilabay iyo Madaxweynaha...

Wadadii Hobyo iyo Wisil Oo Maanta Si Rasmi Loo Bilabay iyo Madaxweynaha Galmudug Oo ka Qeyb Galay

(HOBYOMEDIA). Munaasbad Balaaran Oo Maanta Lagu qabtay Dagmada Wisil ee Gobolka mudug ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin xuseen Guuled xubna ka tirsan labada golle ee dowlada ,madaxweyhii hore ee Galmudug cabdi xasan cawaale qeybdiid iyo marti sharaf badan.

Ujeedka xafalada ayaa waxaa ay aheyd sidii madaxweynaha uu u dhagax dhigi lahaa wajigii 3aad ee dhismaha wadada isku xerta wisil iyo Hobyo iyadoona furitaanka Goob Joog ay ka ahaayeen Gudiga GOB oo ah Gudi u istgaay dhismaha wada

 istgaay dhismaha wada

123456789101112131415171819202122