Kulanka Madaxtooyada Gaalkacyo Ku Dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdiga Raiisul Wasaraha Somalia

Kulanka Madaxtooyada Gaalkacyo Ku Dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdiga Raiisul Wasaraha Somalia

HM__Xafiiska Gaalkacyo ::Kulankan Ay Ku Yeesheen Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Gaalkacyo Madaxweynaha Galmudug Wafdiga Raiisul Wasaaraha Somalia oo Gaalkacyo u Yimid Xalinta Xiisada Gaalkacyo Ayaa Waxa uu Ahaa Mid Saacado Badan Qaatay islamarkaana Looga Hadlay Sidii loo Dajin Lahaa Xiisada Ka Aloosan Magaalo Madaxda Gobolka Mudug ee Gaalkacyo.

Kulanka Ay Wada Qaateen Madaxweynaha Galmudug iyo Raiisul Wasaraha Dalka Ayaa Waxaa Qeybka Ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha Xukumada Somalia iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Somalia.

Kulanka oo Saxafada Ay Dibad Joog Ka Ahayd Ayaa Markii usoo idlaaday Waxaa Saxafada Si Wadajir Ah uula Hadlay Madaxweynaha Galmudug iyo Raiisul Wasaare Cumar C/rashiid.

Mudane C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynaha Galmudug Ayaa Sheegay in Raiisul Wasaraha Somalia uu Galmudug usoo Bandhigay Afar Qodob oo Kala Ah. in Xabada La Joojiyo, in Ciidamada Laga Qaado, in Dadkii Barakacay Dib loosoo Celiyo iyo in La Dhiso Gudi Wadahadal oo Kawada Hadla Waxyaabaha Ay isku Hayaan Galmudug iyo Puntland isagoo Madaxweynaha Galmudug Tilmaamay inay Aqbaleen Afartaas Qodob.2

DSCN9370

DSCN9367DSCN9377

DSCN9374

DSCN9375