Madaxdii Qaranka Soomaaliya (Daawo Filim)

Madaxdii Qaranka Soomaaliya (Daawo Filim)

Videos (Keydmedia) – Xarunta keydka fanka, dhaqanka iyo taariikhda Keydmedia ayaa mudadii la soo dhaafay waxa ay ku howlaneed sidii ay bulshada ugu soo bandhigi laheyd muuqaal dhab ah oo ka turjumaya howl qabadkii SYL iyo shaqsiyaadkii qiimaha badanaa ee ka tirsanaa ururka.

Filimkan oo ka kooban dhawr qeybood isla markaana qeybtiisan ay tahay 30 daqiiqo ayaa waxaad ku arki doontaa muuqaalo aan abid lagu bandhigin warbaahinta kuwaasoo muujinaya howshii SYL iyo dadaalkii xornimo doonka.