Saaxib caadi iska dhig

Saaxib caadi iska dhig

Guddoomiyihii hore ee guddiga dastuurka madaxa bannaan Caasho Geelle ayaa furitaanka shirka waxay ka jeedisay sheeko gaaban oo ay ugu magac dartay “Saaxib caadi iska dhig” taasi oo ay ula jeeday in madaxda meesha wada fadhida aanay raalli ka wada ahayn ka qeyb galka shirkaasi.